War Deg Deg Ah: Doorashada Gudoomiyaha Baarlamaanka oo lagu guuleestay (Yaa kusoo baxay)

Waxaa goordhaw soo dhamaatay tirinta codadka Xildhibaanada Baarlamaanka ee maanta dooranaya Gudoomiyaha Baralamaanka Federaalka Soomaaliya ay ku tartamayeen ilaa Afar Musharax.

natiijada oon si horudhac ah u helnay ayaa wareegii hore ee Doorashada waxaa ku guuleestay Xildhibaan Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo helay codad gaaraya 141- halka musharax kusoo xigay ee Xildhibaan Xidig uu helay 97 cod.

Waxaa Codadka loo kala helay sida tan


1-Prof. Max’ed Cismaan Jawaari 141-Cod

2-C/rashiid Max’ed Xidig 97-cod

3-C/fitaax Max’ed Ibraahim (Geesey) 17-cod

4-Idiris Aadan Dhakhtar 2-cod

Waxii Warar ah ee kusoo kordha kala soco Wararkayaga dambe Insha Allah