Daawo Sawirada :Wadamo ku yaal Yurub oo kala xiran iyo Dadka oo Guryahooda ka soo bixi la’ shalay & Maanta

Wadamo badan oo ku yaal Qaarada Yurub ayaa maalmahaan dambe waxa ay noqdeen kuwa kala xiran , waxaana aad u yar inaa wadooyinka ku aragto dad lugeenaya ama wada sheekeeysanaya .

Shalay iyo Maanta waxaa sii xumaaday dhanka jawiga Qabowga qaarada balse waxaa taas uga sii dartay Dabeylo wata duufaan kuwaas oo Dadka iyo Duunyadaba u diiday inay si sahal ah ku maraan wadooyinka .

Wadooyin badan oo Tareemada iyo Gawaarida ay is ticmaali jireen ayaa xirmay ka dib markii Baraf badan oo da┬┤ay uu isku badalay waxa loo yaqaan (Ice Cold) . Wadamada Qabowga uu gaaray Minus ama meel xun ayaa waxaa ka mid ah Jarmalka , Faransiiska , Talyaaniga , Belguim-ka , Austria , Sweden , Norway , Ruushka , Denmark iyo Finland

Snow in Thuringia

Snow in Thuringia

France weather snow

France weather snow

bixi_3 bixi_4

TOPSHOT-US-WEATHER-SNOW-weather-blizzard-snow-storm

TOPSHOT-US-WEATHER-SNOW-weather-blizzard-snow-storm

Big Snowstorm Virginia

Big Snowstorm Virginia

bixi_7 bixi_8 bixi_9