Daawo Sawirada : Dilaa Booliiska Jarmalka doon doonayeen oo wadan kale lagu soo qabtay & Qaabkii loo gaaday

Hoogaamihii Gaangiistarada Mootooleyda dalka Germany ee Hells-Angels oo mudo dheer baxsad ahaa ayaa nolasha lagu soo qabtay xili uu guri qaali ah ka kireystay mid ka mid ah dalalka Yurub .

Dilaagaan oo lagu magacaabo Marcus Matze ayaa waxa uu dad ku soo dilay dalka Germany gaar ahaan magaalada Leipzig kaas oo hogaamin jiray Gaangiistarada Mootooleyda ee la magac baxay Hells-Angels . Dowlada Germany ayaa si deg deg ah ku dooneysa in ninkaan loogu soo gacan galiyo .

Ninkaan oo Madaxiisa lacag fara badan la dul dhigay ayaa waxaa iminka nolasha ku soo qabtay ciidamada Booliiska dalka Austria gaar ahaan kuwa tababaran ee loo yaqaan (Cobra) , waxeeyna ugu daateen guri uu ku dhuumaaleysanayay kaas oo ku yaal magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria .

gistar_1 gistar_2 gistar_3 gistar_4 gistar_5 gistar_6 gistar_7

File written by Adobe Photoshop¨ 5.0

File written by Adobe Photoshop¨ 5.0

gistar_9

ABD0176_20150120 - WIEN - …STERREICH: THEMENBILD - Polizisten der Sondereinheit "Einsatzkommando Cobra" in einer †bungssituation in einem Stiegenhaus einer Kaserne in Wien am Dienstag, 20. JŠnner 2015.  GESTELLTE SZENE!. - FOTO: APA/ROLAND SCHLAGER

ABD0176_20150120 – WIEN – …STERREICH: THEMENBILD – Polizisten der Sondereinheit “Einsatzkommando Cobra” in einer †bungssituation in einem Stiegenhaus einer Kaserne in Wien am Dienstag, 20. JŠnner 2015. GESTELLTE SZENE!. – FOTO: APA/ROLAND SCHLAGER