Daawo Muuqaal :Abaalmarin la gudoonsiiyay Eeyo tababaran oo ka hor taga Qaraxyada ka dhaca Muqdisho

Dowlada Somalia iyo Laamaha Amniga booliiska Soomaaliyeed ayaa qarash fara badan ku bixiyay sidii loo tababari lahaa Eeyo ka hor taga Qaraxyada kuwaas oo uruniya gaarigii Miino lagu soo rakibo ama Qarax uu saaran yahay .

Booliiska Soomaaliyeed gaar ahaan Laanta Miino baarista iyo ka hor taga Qaraxyada qorsheysan ayaa magaalada Muqdisho waxa ay ku soo bandhigeen awood cajiib ah oo dadka Soomaaliyeed ku cusub ka dib markii qaar ka mid ah Eeyaha la shaqeeyo Booliiska Somalia la gudoonsiiyay abaalmarino iyo Hadiyad .