Wararkii ugu dambeeyay

Hooyo caawa lagu dilay Magaalada Muqdisho

timthumb

Hooyadan oo lagu magacaabi jiray Aamina Maxamuud Axmed, ayaa waxaa fiidnimadii caawa lagu dilay xaafadda Suuq Bacaad ee Degmada Yaaqshiid ee Gobolka Banaadir. Laba nin oo bistoolado ku hubeysnaa, ayaa hooyadaasi ku toogtay Suuq Bacaad, iyadoo ay dhawr xabadood kaga dhuftay qaybaha kore ee jirkeeda. Hooyadan, ayaa dharka Huudheyda ku iibin jirtay Suuq Bacaad, waxaana ay ahayd haweeney caan ka ...

Read More »

Dagaal Beeleed Qasaaro Geystay oo Ka Dhacay gobolka Sh/dhexe

Alshabab fighters fight from the road against the government forces as sporadic fighting is going on in Mogadishu, May 25, 2009.
The President of Somalia Sheikh Sharif Sheikh Ahmed Called Monday international help to fight against foreign fighters in Somalia, and claimed foreign meddling the internal affairs of Somalia.
The United Nations accused Somalia’s militant group Alshabab, which is recognized as terrorist group by the UN and US, hosting about 1000 foreign fighters who are fighting alongside with them to topple the government.
Alshabab political leader Sheikh Hussein Ali Fidow claimed the responsibility of the suicide bombing yesterday targeted to police station, but called the media to avoid calling the fighters as “foreigners” 
A man described as a foreigner had carried out a suicide attack which killed seven people including six police men and wounded 15 others.
EPA/Badri Media.

Wararka ka imaanaya gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyaad hubeysan oo u abaabulan qaab qabiil ay ku dagaalameen inta u dhexeysa deegaanada Miir-Tuugo iyo Ceelbaraf oo hoostaga degmada Mahadaay ee gobolkaas. 2 kamid ah dhinacyadii dagaalmay ayaa ku geeriyooday dagaalka tiro intaa ka badana waa ay ku dhaawacmeen, sida dad deegaanka ah ay u sheegeen Idacadda Shabelle. Wararka ayaa sheegaya ...

Read More »

Abshir Bukhaari Guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee Aqalka Sare

timthumb

Abshir Maxamed Maxamuud, ayaa noqday Guddoomiye Ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, kadib markii Wareegii saddexaad ee Doorashada Aqalka Sare uu ka adkaaday Xildhibaan Dhagdheer oo uu la tartamaayay. Abshir Bukhaari ayaa helay codad gaaraya 30 cod, halka Xildhibaan Dhagdheer uu helay codad gaaraya 22 cod. Xildhibaanada Aqalka Sare ee codeynaayay ayaa tiradooda waxa ay gaaraysaa 52 Xildhibaan. Abshir Bukhaari ...

Read More »

DAAWO SAWIRRO: Dab baabi’iyay Suuqa Boocle ee Muqdisho iyo Ganacsato ku hanti beeshay oo ilmeeysey

Boocle4

Dab xoog leh oo xalay qabsaday Suuqa weyne ee Boocle oo ku yaala degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho ayaa baabi’iyay inta badan suuqaasi iyadoo qasaare weyn uu halkaasi ka dhashay. Dabka ayaa bilowday xalay fiidkii taasoo keentay in gurmadku xilli hore imaan waayo, iyadoo la waayay jidad ay maraan Dab damiyada, waxaana saaka suuqa dadkii tegay ay sheegeen inuu ahaa ...

Read More »

Dableey Gaari Rakaab ay saarnaayeen ka Afduubtay Duleedka Degmada Afgooye

zzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzzz-696x552

Wararka aan ka heleyno Gobolka Shabeelaha Hoose ayaaa ku soo warramaya in Kooxo Dableey Hubeysan ah Gaari Rakaab ah oo ka ambabaxay Magaalada Muqdisho kuna sii jeeday Magaalada Kismaayo ay ka afduubteen duleedka Degmada Afgooye. Dableydaasi ayaa la sheegay in Jir dil xoogan ay kula kaceen Rakaabka la socday Gaarigaasi ay Afduubteen. Waxana Gaarigaasi ay ka qafaasheen deegaanka Cumar Beere ...

Read More »

Taliyaha Nabad Sugida Baydhabo oo lagu weeraray Magaaladaasi.

baydhabo-1-100x70

Aadan Cali ( Aadan Carab ) Guddoomiye ku xigeenka dhinaca Amniga iyo Siyaasadda Maamulka Magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka warbixiyay Bam Gacmeed xalay lagu weeraray Taliyaha Ciidamada Nabad Sugida Degmada Baydhabo ee Maamulka Koofur Galbeed Soomaaliya. Waxa uu Guddoomiyuhu tibaaxay in ay wadaan baaritaan ku aadan dhacdadaasi islamarkaana uu ka badbaaday Taliyaha falkaasi lala damacsanaa in lagu qaarijiyo. Al ...

Read More »