Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Daawo Sawirro: Lacag ka badan 43 milyan oo dollar oo laga helay guri aan cidna degeneyn

mk7

Lacag kaash ah oo ka badan 43 milyan oo dollar ayaa laga helay guri laga guuray oo ku yaalla magaalada Lagos ee dalka Nigeria, sida uu sheegay guddiga la dagaalanka musuqmaasuqa ee dalkaas. Guddigu waxay sheegeen inay weerareen gurigaasi markii lagu wargeliyay in haweenay dhar wasakheysan xiran ay boorsooyin badan gelisay ka dib markii Dhaqdhaqaaqeeda ayay darisku ka shakiyeen. Baarayaashu ...

Read More »

Daawo Muuqaal :Wiil Soomaaliyeed oo Afkiisa ku qaadayo Kiish 50 kg ah iyo Biraha culus ee taayarada gawaarida !

hqdefault

Wiil Soomaaliyeed ayaa sheegay in uu isku arkay mucjiso rabaani ah kaas oo Soomaalida Qurbaha ku nool ka cod saday in laga qeeyb galiyo tartamada Mucjisooyinka Caalamka maadaama afkiisa uu ku qaadi kara 50 Kg iyo wax ka badanba . Wiilkaan ayaa lagu magacaabaa Cabdiqani Maxamuud , waana 23 jir ku nool degmada Widhwidh ee gobolka Ceyn wuxuuna awoodaa in ...

Read More »

Daaw Sawirro: Haweeney loo heysto dacwad lala fajacay oo Maxkamad lagu soo taagay Maraykanka

dt

Haweenay ku sugan gobolka Ohio ee dalka Maraykanka ayaa lagu soo oogay dacwad ku saabsan inay kufsatay taksiile ka hor inta aysan lacag ka dhicin iyada iyo nin kale oo wehliyay. Brittany Carter oo 23 jir ah ayaa lagu eedeeyay in ay galmo qasab ah la samaysay darawal 29 jir ah arrintaasina ay dhacday iyadoo uu darawalka mindi cunaha kaga ...

Read More »

Shaqaalaha dayuurada Turkish Airlines oo haweeney ku umuliyey hawada sare (Daawo Sawirro)

go7

Dayuurad rakaab ah oo ay leedahay shirkadda dayuuradaha ee Turkish Airlines ayaa caga dhigatay iyado uu weheliyo qof dheeri ah, ka dib markii ay haweenay dhashay gabar dayuurada oo hawada ku jirta. Markii ay haweeneydan dhalleysay ayaa dayuuradan waxay dhulka ka sareysay 12,800 oo mitir oo ah ku dhowaad 13-km, Rakaabka ayaa sidoo kale gacan ka gaystay dhalmada oo timid ...

Read More »

Daawo Sawirro: Suxufiyad toos war uga jeedinaysay TV oo xaalad naxdin & argagax leh ay soo wajahday

bv9

Suxufiyad si toos ah war uga akhrineysay TV ayaa waxaa la soo gudboonaatay xaalad naxdin iyo argagax leh ka dib markii ay ogaatay in ninkeeda uu ku geeriyooday war deg-deg ah oo ay si toos ah u jeedineysay. Supreet Kaur oo 28 jir ah ayaa Sabtidii ina dhaaftay akhrinaysay warka subax ee ka baxayey talefishinka IBC-24 ee magaalada Chhattisgarh bariga ...

Read More »

(Daawo Sawirro) Nin curyaan ah oo markii ugu horeysay Madaxweyne ka noqonaya dal caalamka ka tirsan

g013

Shacabka wadanka Ecuador ayaa doortay Madaxweyne cusub oo lagu magacaabo Lenín Moreno, isagoo xafiiska la wareegi doonaa Bisha soo socota. Lenín Moreno ayaa noqon doona Madaxweynihii uggu horeeyey caalamka oo xil qabta isagoo lixaadkiisu dhimanyahay waxaana uu ku socdaa gaariga loogu talo galay dadka curyaamiinta ah. Sanadkii 2012 ayuu Lenín Moreno sheegay in marka uusan qofka lugo lahayn uu yahay ...

Read More »