Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Isbuurasho dad badan ku dhinteen oo ka dhacday garoonka kubada cagta magaalada Uige (Daawo Sawirro)

ang_8

Ku dhowaad labaatan qof ayaa ku dhimatay isbuuarasho ka dhacay garoon kubadda cagta lagu ciyaaro oo ku yaalla magaalada Uige ee waqooyiga Angola. Sida ay sheegeen mas’uuliyiinta deegaanka Boqolaal qof oo kale ayaa lagu soo warramayaa inay isbuurashadaasi ku dhaawacmeen, taasoo ka dhalatay markii ay taageerayaal jadbeysan xoog ku galeen garoonka oo loo diiddanaa. Goob-joogayaal ayaa sheegay in qaar ka ...

Read More »

Madaxweyne Farmaajo oo qaabilay C/laahi Maxamuud Cismaan (Daanyeerow) + SAWIRRO

Farmaajo-ii-geeya2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliya, Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo), ayaa Magaalada Muqdisho ku qaabilay ninkii dhalinyarada ahaa, ee suuqa soo geliyay (Ar Farmaajo ii geeya). C/laahi Maxamuud Cismaan (Daanyeerow) oo ka mid ah dhalinta ku dhaqan Magaalada Jowhar, ayaa habeenkii Arbacada ka qayb qaatay isu soo bax ay dadka reer Jowhar ku soo dhaweynayen guusha uu Madaxweynuhu ka gaaray tartankii doorashada madaxtinimada ...

Read More »

Doorashadii Farmaajo ka dib Shacabka Muqdisho oo bilaabay in ay ku banaan baxaan AMISOM (Daawo Muuqaal)

hqdefault

Shacab ku faraxsan doorashada Madaxweyne Maxamed Cabdullahi Farmaajo kana xun joogitaanka ciidamada AMISON ee gudaha dalka Soomaaliya ayaa waxeey ku hor banaanbaxeen iyo hub iyo Tikniko ay wateen kolonyo ka tirsan ciidamada AMISOM . ” Doonimeyno Amisom , Doonimeyno Ajaanib , Waxaanu dooneynaa in la dhiso ciidamada Qarankeena sidaas waxaa ku dhawaaqayay Dad weyne aad u fara badan oo ku ...

Read More »

Daawo Sawirada :Mid ka mid ah dalalka Carabta oo markii ugu horeeysay uu Baraf ka da´ay & dadka oo …

rafa_1

Mid ka mid ah dalalka ugu caansan wadamada Carabta ayaa waxaa markii ugu horeeysay taariikhda ka curtay Baraf kaas oo dad badan farxad galiyay maadaama Jawiga Barafka lagu ogaa Qaarada Yurub iyo Wadamo kale . Dalka isku taga Imaaraatka Carabta ee ( UAE) gaar ahaan Buuraha lagu magacaabo Jebel Jais ee ku yaala gobolka Ras Al Chaimah ayaa waxaa lagu ...

Read More »

Daawo Sawirro iyo Muuqaal :Darawal Bas oo ka Yaabsaday Tuug dafay Telfoon qaali ah & Sida uu gaari ugu jiiday

tug_1

Qiso cajiib ah ayaa ka dhacday magaalada Bogota ee caasimada dalka Colombia ka dib markii Tuug dafay Telfoon qaali ah uu isku dayay inuu baxsado inkastoo Darawalkii Baska uu noqday halyeey . Darawalka Baska oo muraayada ama haadka gudaha Baska kala socday Tuuga dafay Telfoonka ayaa waxa uu si otamaatik ah ugu xiray iridii ama albaabkii Baska kaas oo ilaa ...

Read More »

Kulan uu isugu yimid Baarlamanka dowlad Afrikaan ah oo ku dhamaaday feer iyo Laad (Daawo Sawirro)

han1

Kulan uu shalay isugu yimid baarlamanka dalka Koonfur Afrika ayaa ku dhamaaday Feer iyo laad ka dib markii mucaaradka ay is hortaageen khudbad uu madaxweyne Jacob Zuma ka jeedin lahaa. Xubno ka mid ah xisbiga xagjirka ah ee mucaaradka ee u ololeeya arrimaha dhaqaalaha (EFF), oo dhammaantood xirnaa dhar guduud ah, ayaa feer ku billaabay ciidamada isku deyay inay kal-fadhiga ...

Read More »