Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Daawo Sawirada: Madaxweyne Xasan oo Wiil yar oo Ciidanimo loo Tababarayo kusoo arkay Xero kutaala Kismaayo

ledka_2

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa shalay kormeer ku tagay xerada ciidamada Qaranka ee Qeybta 43-aad ee duleedka magaalada Kismaayo. Ciidamada uu madaxwaynuhu booqday, ayaa wuxuu tababar uga socdaa duleedka magaalada Kismaayo. Xasan Sheekh ayaa intii uu kormeerka ku jiray Xerada ,ku arkay wiil yar oon qaan gaar aheen kaas oo kamid ahaa askarta la tababarayay, Madaxweynaha ...

Read More »

Dhaqaatiir, Macalimiin & dalaaliin ka ganacsanayey xubnaha jirka aadanaha oo la xirxiray

images

Dowlada Masar ayaa xabsiga ku hubsatay shabakad caalami ah oo ka kooban dhaqaatiir, kalkaaliyayaal caafimaad iyo macalimiin looga shakisan yahay inay ku lug lahaayeen ka ganacsiga xubnaha jirka bini’aadamka. Sida ay sheegeen saraakiisha booliska dadka la xiray oo ka kooban 25 qof ayaa waxaa ka mid ahaa dad gata xubnaha iyo kuwo dalaal ka ahaa howshaas, waxaana sidoo kale laga ...

Read More »

Nin Xayeesiin u sameeyay sidii uu u heli lahaa Xaas Wanaagsan uu Guursado (Daawo Sawirada)

osman_2

Nin oday ah oo u dhashay dalka Tanzaaniya ayaa sameeyay xayeesiin uu ku raadinayo gabar wanaagsan uu guursado, waxa uuna ninkan boorar ay ku qoran yihiin xayeesiinta ku dhajiyay Xaafada uu degan yahay iyo goobo kale. Cusmani Mchambua oo 75 sano jir ah ayaa baadi goob xoogan ugu jira sidii uu u heli lahaa xaas wanaagsan oo anfacda noloshiisa, sidoo ...

Read More »

DAAWO Sawirradii ugu hadal-haynta iyo yaabka badnaa sanadkan 2016

161201125705-17-year-in-pictures-2016-restricted-super-169-1024x576

Sanadkan sii dhammaanaya ee 2016, waxaa adduunka dacalladiisa ka kala dhacay dhacdooyin kala wudan kuwaas oo taariikh reebay. Hadaba sawirradan aan idiin soo bandhigeyno ayaa qeyb ka ah muuqaaladii taariikhda ku reebay sanadkan 2016.

Read More »

Nin Darbi Jiif ahaa oo Noqday Taajir Dunida Caan ka ah (Daawo Sawirada)

por_1

Nin Madow ah oo u dhashay dalka Mareykanka ayaa sanado badan uu dhib ku jiray kadib isku badalay nin Hantiile ah oo dunida caan ka ah, waxa uuna Ninkan noqday mid si weyn loo hadal hayo isbadalka noloshiisa ku timid. Chris Gardner , Xaaskiisa iyo Wiil uu dhalay ayaa xaalad adag oo dhanka nolosha ah lasoo daristay sanadkii 1980-kii , ...

Read More »

Turjubaan si la yaab leh Haweeney Maraykan ah ugu kufsaday dalka India

bangalore180714

Booliska dalka Hindiya ayaa baadi goobaya nin dalkaas u dhashay oo haweeney Maraykan ah ku kufsaday magaalada Delhi bilowgii sanadkan. Haweeneydan oo magaceeda la qariyey ayaa sheegtay in qeybta sare ee hotelka Delhi uu ku kufsaday ninkaasi oo caawiye iyo turjubaanba u ahaa safar dalxiis ah oo ay ku tagtay dalkaas bishii Abriil. Wasiirka arrimaha dibadda ee Hindia, Sushma Swaraj, ...

Read More »