Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Daawo Muuqaal :Gabar Saqiir ah oo Dunida Islaamka soo jiidatay iyo Sida cajiibka ah ee Quraanka u fasireeyso !!

hqdefault

Gabar aad u da´yar una dhalatay dalka Indonesia ayaa waxa ay soo jiidatay Dunida Islaamka taas oo si cajiib ah u fasireysa Qur´aanka Kariimka . Gabadhaan oo 5 sano jir ah waxaa lagu magacaabaa Kaisa Aulia Kamal waxeeyna mar kaste soo saartaa Muuqaalo ku saabsan fasiraada Qur´aanka Kariimka si caruurta kale ee yar yar ugu daydaan .

Read More »

Daawo Sawirro: Lamaane dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ugu deeqay qoysas ka soo barakacay Abaaraha

lam3

Lamaane magacyadooda lagu soo kala gaabiyey Liibaan iyo Caasho ayaa qaaday Talaabo ku dayasho mudan ka dib markii dhaqaalihii ku bixi lahaa arooskooda ay weeciyeen iney wax ugu qabtaan dadka ka soo barakacay abaaraha ka jira dalka. Liibaan iyo Caasha ayaa lacagtii ay ugu talo galeen arooskooda go’aansaday iney raashiin iyo biyo ugu iibiyaan qoysas ka soo barakacay abaaraha oo ...

Read More »

Magaalo ku taalla Maraykanka oo beec ah & qiimaha lagu iibinayo oo la shaaciyey (Daawo Sawirro)

til

Waxaa la shaaciyey in Magaalada Tiller ee ku taala gobolka Oregon ee dalka Maraykanka ayaa la shaaciyey in gabi ahaanba la iibinayo, waxaana lagu iibinaya lacag gaaraysa 3.8 milyan oo doolar. Magaaladan oo ku taalla koonfurta Portland inteeda badan ma ahan mid la degan yahay waxayna ku fadhidaa dhul gaaraya 225 mayl. Waxa la iibinayo waxa ku jira lix guri, ...

Read More »

Daawo Sawirro: Mobile halis geliyey nolosha Haweenay la socotay dayuurad ku sii jeaday Melbourne

aq6

Dab ayaa qabsaday haweenay qabtay sameecadaha dhagaha la gashado xili ay la socotay diyaarad ka soo duushay magaalada Beijing kuna sii jeeda magaalada Melbourne. Haweeneyda ayaa ku toostay dhawaqa qarax Markii ay iska tuurtay sameecadigii dhagaha ugu jiray ee ay wax ku dhagaysanaysayna waxay aragtay iyagoo uu dab qabsaday oo dhalaalaya. Qaraxa iyo dabka ayaa wajigeeda badalay oo madoobeeyay,iyadoo Haweenaydan ...

Read More »

R/Wasaaraha Holland oo Cashir u dhigay Cunsurigii la celin waayay iyo Niyad jabka qabsaday!(Daawo Sawirada)

NIEDERLANDE WAHLEN PARLAMENT

Taageerayaasha Xisbiga VVD iyo inta badan dadka wanaagsan ee reer Holland ayaa dabaaldeg balaaran ku jira ka dib markii uu talada dalkaas mar kale ku guuleystay Raisul Wasaare Mark Rutte oo cashir u dhigay Xisbiga Cunsuriyiinta . Raisul Wasaaraha dalka Holland oo Mr.Mark Rutte oo hagaamiyo Xisbiga Volkspartij Voor Vrijheid (VVD) ayaa helay codadkii la qaaday 31% taas oo ka ...

Read More »

Maxkamada Midowga Yurub oo amar ka soo saartay xijaabka ay xirtaan dumarka shaqeeya

religious-dress-work

Maxkamadda Caddaaladda Midowga Europe ayaa sharci ka dhigtay in shirkaduhu ay ka mamnuuci karaan dumarka u shaqeeya inaysan xiran Qamaarka madaxa la saarto. Waa kiiskii ugu horreeyay oo dumarka muslimiinta xuquuqdooda laga horyimaado inay ku shaqayn karaan xijaabka. Maxkamadda ayaa war qoraal ah oo ay soo saartay ku sheegtay inay goobaha shaqada ee Europe ay mamnuuc ka tahay in qofku ...

Read More »