Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Haweeney Nasiib badan oo si Dirqi ah uga bad baaday Halis kusoo Wajahneed !! (Daawo Muuqaal)

download

Haweeney u dhalatay dalka Poland ayaa si dirqi ah uga bad baaday gaari si xowli ah ku so cday oo dili lahaa, kadib markii gaariga oo kusoo wajahnaa halka ay joogtay uu celiyay birta lagu xiro leerarka. Warbaahinta dalka Poland ayaa ku tilmaamay haweeneydan mid nasiib badan oo ka bad baaday dhimasho, waxaana Haweeneydan mar qura agteeda ka aragtay gaari ...

Read More »

SAWIRRO: Alshabaab oo tartan nooc cusub ah u qabatay Odayaal

tartanka-liifka-odayaasha22-768x499

Kooxda Alshabab ayaa tartan nooc cusub ah u qabatay Odayaasha dhaqanka beelaha Jubbooyinka, kaaso ka dhacay magaalada Jilib ee Gobolka Jubada Dhexe. Tartankan ayaa ahaa miday odayaasha dhaqanka degaanadaasi laga soo ururiyay ay loolamayeen shiishka iyagoo liifka saarayay bar loo calaameeyay meel fagaaro ah oo dadweyne isugu soo baxeen. Odayaal da’a ah ayaa tartanka ka qeyb galay, waxaana markii dambe ...

Read More »

Daawo Muuqaal :Wariye Geesi loo qiray oo markaan ka Cararay furinta dagaalka ka dib markii ay Rasaas is qabsatay

13_patonwalsh_k

Wariyaha caanka ah ee u dhashay dalka Ingiriiska Mr.Nick Paton Walsh oo u shaqeeya Tv-ga CNN-ka ee laga leeyahay dalka Mareeykanka ayaa waxaa loo qiray Wariye geesi ah in kastoo markaan uu naftiisa la cararay . Wariye Nick Paton Walsh oo iminka ku sugan nawaaxiga magaalada Mosul ee waqooyiga dalka Ciraaq gaar ahaan qeeybta uu dagaalka ku dhex marayo ururka ...

Read More »

Daawo Muuqaalka:Gabar luga la aan ku Dhalatay Oo Ciyaar Kaaga Yaabsan doonta !!!!

3

muuqaalka hoos kaaga muuqda waxa aad ku daawan toontaan gabar 23 jir ah taas oo kudhalatay lugo la aan . gabadhaan ayaa gacmaheeda waxa ay u isticmaashaa sida lugihii ookale waxa ayna usocotaa si xawli ah ayadoo ku ordaysa alwaaxa taayaro le oo lagu ciyaaro  ciyaartaa (Skateboard) gabaa ayaa marar badan  ka qayb gashay ciyaarahaas  Kanya Sesser ayaa sidookale ah ...

Read More »

Maxaa ugu yaab badnaa Musharax Madaxweyne Faaduma Dayib? (Dhageyso)

timthumb-4

Faaduma Qaasim Dayib waa haweeneyda 2-aad ee isu soo sharaxday xilka madaxtinimada Somaliya ee sanadkan (2016), marka laga soo taggo Canab Maxamed Daahir. Musharax Madaxweyne Faaduma Qaasim Dayib oo wareysi siisay BBC, ayaa wax laga weydiiyay waxyaabihii ugu yaabka badnaa, ee ay la kulantay, tan iyo markii ay ku dhawaaqday inay tahay musharax u taagan xilka madaxtinimada ee dalka, waxayna ...

Read More »

DAAWO Muuqaal Horey Looga duubay Soomaaligii Weeraray Jaamacadda Ohio

wiilka-1

Wiilkii Soomaaliga ahaa Cabdirisaaq Cali Cartan ee Habeenkii Isniinta Weerarka ka gaystay Jaamcada Gobolka Soomaalida ay ku badanyihiin ee Ohio, ayaa la sheegayaa inuu ahaa wiil waxbarashada aad ugu wanaagsan. Cartan ayaa imtixaankii dugsiga sare uga soo gudbay ku baasay buundooyin aad u sareeya oo la sheegay inay 100% ahaayeen, waaxaana la soo bandhigay muuqaal muujinaya farxadii maalinkaasi wajigiisa ka ...

Read More »