Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Daawo Sawirada: Hotel Five Star ah oo loogu talo galay Bisadaha ayaa laga furay Magaalada Damansara

bis

Hotel Catzonia ma’ aha hotel loogu talogalay inay dadku jiiftaan balse waa hotelkii ugu horreeyey caalamka kaasoo FIVE STAR ah loona sameeyey bisadaha oo keliya. Wuxuu ku yaallaa hotelkani degmada Damansara, oo dhacda duleedka caasimadda Kuala Lumpur ee dalka Malaysia. Milkiilayaasha hotelkan ayaa sheegay iney ugu talo galeen hotelka in la dejiyo, laguna xanaaneeyo bisadaha ay wataan dadka dalxiisayaasha ah ...

Read More »

Maxaa kala heesta Wararka Been abuurka ah iyo Qaarada Afrika ? (Daawo Sawirro)

pena_3

Markii la arkay in wararka beenta ah ay ka saameyn badan yihiin kuwa xaqiiqada ah ayey BBC-da eegtay casharada ay warbaahinta Afrika ka barteen arrintaasi. “DIGNIIN: Ha noqon dhibanaha wararka beenta ah!” Tani waa farriin aad arkeyso marka aad booqato website-ka laga leeyahay Koofur Afrika ee Eyewitness News (EWN). Digniintaas waxay aqristayaasha kula talineysaa inay aad uga feejignaadaan wararka ay ...

Read More »

Daawo Sawirro: Trump oo weji gabax kala kulmay nin uu u magacaabay kaaliyihiisa amniga Qaranka

du13

Madaxweynaha Maraykanka Donald Trump ayaa u magacaabay kaaliyihiisa Ammaanka Qaranka Robert Harward oo ah taliye sare oo ka tirsanaan jiray ciidamada dalkaas. Hase ahaatee Robert Harward ayaa ka hor yimid inuu shaqadan qabto, iyadoo Sarkaal Aqalka Cad u hadlay uu sheegay in Harward uu u cudurdaartay arrimo qoys iyo kuwo maaliyadeed, laakiin warbaahinta Maraykanku waxay ku warrantay in Haward uusan ...

Read More »

Madaxii Shirkadda Samsung oo xabsiga la dhigay ka dib fadeexado ku soo baxay (Daawo Sawirro)

Generated by  IJG JPEG Library

Madaxii shirkadda Samsung Lee Jae-yong ayaa lagu xiray dalka Kuuriyada Koonfureed isagaoo loo haysto eedaymo uu ka mid yahay Laaluush. Xarigan ayaa lala xiriiriyay fadeexaddii horseeday in xilka laga xayuubiyo madaxweynihii wadankaas haweeneyda lagu magacaabo Park Geung-hye. Shirkadda Samsung ayaa lagu eedeeyay inay deeq siisay heyaddo ay maamusho Choi Soon-sil oo ay saaxiibo yihiin madaxweynihii hore Park, taasoo ay shirkaddu ...

Read More »

Wiil wejigiisa u ekeysiiyey hogaamiye caan ka ah dunida oo xabsiga la dhigay (Daawo Sawirro)

nam18

Wiil Hitler isu ekeysiiyey ayaa lagu xiray dalka Austria ka dib markii lagu eedeeyey inuu maamuusayo Nazigii Jarmalka. Waa Wiil 25 jir ah oo la baxay magaca Herald Hitller isagoo sidii Hitler timaha u shanlaystay, shaarubahana u jartay. Booliska ayaa sheegay in wiilkan lagu arkay isagoo sawirro ku galay gurigii uu Hitler ku dhashay oo ku yaalla magaaalda Braunau am ...

Read More »

Daawo Sawirro: Haweeney siday uur saddex sano ah oo ugu dambeyntii dhashay Ri’

nam20

Dhacdo laga argagaxay ayaa lagu arkay todobaadkan gobolka Rivers State oo ka mid ah gobolada dalka Nigeria ka dib markii haweeney saddex sano uur siday ay ugu dambeyn umushay Ri. Waxaa arintan aad ula yaabay dadka degaanka oo isugu baxay guriga haweeneydan ay u arkaan ri’da haweeneydan ay dhashay, waxayna noqotay naxdin aysan qofna rumeysan Karin. Warkaan waxaa bartiisa gaarka ...

Read More »