Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Arag Sawirada: Wiil ka Soojeeda Boqortooyada dalka Sacuudiga oo dalxiis ugu tagay sacuudiga ka….

arincusub1

Magaalada London ayaa waxaa lagu arkay Turki Bin Abdullah oo kasoo jeeda qoyska Boqortooyada Sacuudiga oo u dalxiis tagay Dalka Britain, isaga oo wata ilaa Sedex gaari nooca dahabiga ah. Turki Bin Abdullah, ayaa gaadiidkaasi ugu talo galay inuu ku dalxiistago si uu u adeegsado xiliyada uu u baxaayo goobaha dalxiiska ee magaalada London, waxa ayna gaadiidkaasi kamid yihiin kuwo ...

Read More »

DAAWO Nin Madoow ah oo Cunsuriyeeyey Gabar Soomaali oo Xijaaban.

cunsuri-madow-gabar-somali-640x360

Read More »

Shabaab oo Degmada Saakow ku dilay Yaxaas lagu sheegay inuu cadow ahaa (Daawo Sawirada)

Yaxaas5

Ururka Al Shabaab, ayaa wuxuu Degmada Saakow Ee Gobolka Jubbada Dhexe uu ku dilay Yaxaas wayn, kaasoo sida la sheegay cuni jiray dadka iyo xoolahaba. Barxad ku taala Degmada Saakow, ayaa waxaa lagu soo bandhigay Yaxaaskan oo shan militari ahaa, waxaana lagu dilay beer ku dhow Webiga. Boqolaal ka mid ah shacabka reer Saakow, ayaa isugu soo baxay goobtii lagu ...

Read More »

Daawo Sawirada” Dagaalka ugu qosolka badan Dunida oo ka dhacay goob fagaara ah

barkin4

Inta badan dalalka reer galbeedka ayaa waxaa ka dhacay dagaalka barkimaha adduunka, kaasi oo ay isugu soo baxeen rag iyo dumar si gaar ah u daneynaayay Dagaalkaasi waqti dhumiska ah. Dadka isugu soo baxay dagaalka ayaa isla dhacaayay Barkimo kala nooc ah oo laga sameeyay suufka sida aadka ah u jilicsan. Dagaalkan ayaa waxaa la isku adeegsanayay barkimaha lagu seexdo ...

Read More »

Sawirro: Muhaajiriinta galaya Yurub oo bilaabay Farsamooyin aad loola yaabay (Daawo)

isba_2

Dadka Muhaajiriinta ah ee doonaya in ay galaan wadamada Yurub ayaa bilaabay kaartooyin cusub ay ku doonayaan in ay ku galaan qaar kamid ah Wadamada Yurub , si ay halkaasi uga helaan nolol dhaanta mida ay dalalkooda ku heesteen. Muqalasiinta dadka tahriibiya ee kunool dalka Maroko ayaa bilaabay farsamooyin layaab leh ay ku doonayaan in dadka muhaajiriinta ah ku galiyaan ...

Read More »

Gabar Indonesian galmo sharci darro sameysay oo sidii karbaash ah loogu waday bareelo lagu qaaday: DAAWO

Indonis-150x150

Sawiro naxdin leh oo ku tusinaya gabadh Indonesian iyadoo barooranaysa, kadibna sidii garbaashka jeedalka ah loogu waday miirkii ka tagtay, laguna qaaday bareela oo loola cararay goobaha caafimaadka. gabadhaan ayaa lagu helay in ay sameysay galmo sharci daro ah oo guurka ka baxsan. Rag wajiyada soo duubtay ayaa ku fuliyay xukunka diiniga ah ee karbaashka oo diinta Islaamka qabto qofkii ...

Read More »