Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

(Daawo Sawirro) Askarigii ugu horeeyey ee Robot ah oo lagu daray Booliska dalka Imaaraatka Carabta

avi16

Askari robot ah oo gacanta lagu sameeyey balse caaqil ah ayaa markii ugu horeysay lagu daray ciidanka Booliska magaalada Dubai ee dalka imaaraatka Carabta. Waa markii ugu horeysay ee dal caalamka ka tirsan uu robot ka dhigto askari amaanka ilaaliya. Masuuliyiinta Dubai ayaa sheegay in askarigan robotka ah uu si xirfadeysan u gudanayo shaqadiisa uuna u adeegayo dalxiisayaasha booqda magaalada ...

Read More »

Hargeysa : Qoys dhibaato u geystay gabadhooda iyo Aabaha dhalay wiil ay gabadha is Meher xadeen

gabadha la waxyeeleeyey

Gabar iyo Wiil is-jeclaaday oo markii la isku diiday is Meher xaday ayaa qoyskii gabadha dhallay dhibaato soo gaarsiiyeen gabadhoodii iyo Aabaha dhalay wiilka guursanayay. Arrintan foosha xun leh ayaa waxay ka dhacday magaaladda Hargeysa, waxaana ay ahaayeen laba qof oo is calmaday oo qoyskii gabadha dhalay u diiday Wiilkii soo doonayay, halka gabadhoodiina inta ay xir xireen dhibaatooyin soo ...

Read More »

Trump oo ku fashilmay ka qeyb qaadashada ciyaarta Hidaha & dhaqanka Sacuudiga (Daawo Sawirro)

U.S. President Donald Trump dances with a sword as he arrives to a welcome ceremony by Saudi Arabia's King Salman bin Abdulaziz Al Saud at Al Murabba Palace in Riyadh, Saudi Arabia May 20, 2017. REUTERS/Jonathan Ernst

Madaxweynaha Marayanka Donald Trump oo booqasho ku jooga dalka boqortooyada Sacuudiga ayaa ka qeyb galay ciyaarta hidaha iyo dhaqanka dalkaas. Trump ayaa la dhex geliyey kooxo ku lebisnaa dharka hidaha iyo dhaqanka dalkaas oo ciyaartaas ka qeyb qaadanayey. Boqorka Sacuudiga Salman Bin Abdul-Aziz ayaa sidoo kale ka qeyb qaadanayey ciyaartan. Madaweyne Trumo oo loo dhiibay Seef ka mid ah qalabka ...

Read More »

Deeqo Diraac oo ku dhax geeriyootay Xabsiga Dhaxe ee Xamar (Daawo Sawirkeeda)

dirac

Isbitaal ku dhax yaala Xabsiga Dhaxe ee Xamar waxaa ku geeriyootay Deeqo Diraac Geeddi oo horey loogu helay in ay katirsan tahay Ururka Al Shabaab xukun dheer oo xabsi ahna ku riday Maxkamada sare ee ciidamada qalabka sida. Wakaalada Wararka Soomaaliyeed ee SONNA ayaa baahisay in Deeqo Diraac Geeddi xanuunka macaanka ugu dhax geeriyootay isbitaal ku dhax yaala Xabsiga Dhaxe ...

Read More »

Mid kamid ah Dowladaha Dunida ugu awooda badan oo dishay Jawaasiis u shaqeenaysay Mareykanka

cia

Dowlada Shiinaha oo kamid ah dowladaha xiligan ugu awooda badan Dunida ayaa dishay jawaasiis badan oo la sheegay in ay u shaqeenayeen una basaasayeen dowlada Mareykanka. Sida ay ku waramayaan Wakaaladaha Wararka tabiya dowlada Shiinaha ayaa dishay 18-qof oo la sheegay in ay basaas u ahaayeen dowlada Mareykanka, waxaa sidoo kale xabsiga la dhigay tiro badan oo iyana lagu eedeeyay ...

Read More »

Mid kamid ah Baraha Bulshada oo la ogaaday inay u daran tahay caafimaadka maskaxda dhallinta

download

Qiimeyn laga sameeyay dalka Britain ayaa lagu sheegay in aaladda Instagram loo aqoonsaday inay tahay tan ugu daran ee saameynta ku yeelatay maskaxda da`yarta marka loo eego aaladaha kale ee ay bulshadu ku wada xiriirto. Qiimeyntan oo ay sameysay waaxda ka shaqeysa caafimaadka bulshada ayaa lagu wareystay 1,479 qof oo da`doodu ay u dhaxeyso 14-24 si ay uga falceliyaan arrimaha ...

Read More »