Yaab, Dhacdo & Barnaamij.

Wiil todobo jir kooxda Daacish ku soo xireen walxaha qarxa oo la qabtay (Daawo Sawirada)

but

Milateriga Ciraaq ayaa ka qabtay agagaarka magaalada Mosul wiil Toddoba jir ah oo lagu soo xiray waxyaabaha qarxa si isku qarxiyo kaasoo la socday qoysas ka qaxay dagaalada ka socda magaaladaas. Ilmahan yar ayaa dusha ka xirnaa Funaanada buluuga ah ee lagu yaqaano Kooxda Chelsea gaar ahaan nambarka uu qaato ciyaartoyga Hazard. Wiilkan ayaa sheegay in walxahan qarxa uu jirkiisa ...

Read More »

Nin Shaqooyin badan ku waayay Magaca Hogaamiye Dunida Caan ka ahaa oo loogu magac daray

thumb_India-Indian-engineer-named-Saddam-Hussain-cannot-get-a-job--image

In ka badan 10 sano kadib markii la daldalay, Sadaam Xuseen, magaciisa waxa uu wali saameyn ku leeyahay nolosha nin ku nool dalka Hindiya oo ay sami yihiin. Injineerkan bartay dhismaha maraakiibta ayaa aabihii waxa uu ugu magc daray hoggaamoiyihii hore ee dalka Ciraaq Saddam Xuseen 25 sano ka hor. In ka badan 40 jeer oo uu shaqooyin dalbaday ayuu ...

Read More »

Nin ku magac ah Madaxweynaha Somaliland oo sabab layaab leh loogu xiray magaalada Hargeysa

images

Ciidanka Booliska Somaliland ayaa xiray nin ay isku magac noqdeen madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo). Ninkan ayaa isna magaciisa la yiraahdaa Axmed Maxamed Maxamuud (Siilaanyo) waxaana uu muddo laba cisho ah u xirnaa ciidamada nabad-galyadda wadooyinka, iyadoo lagu haysto inay isku magac yihiin Madaxweynaha Somaliland. Wararka ayaa sheegaya in ninkan uu macalin ka yahay iskuul gaar loo leeyahay oo ...

Read More »

Ciidamada Amaanka Oo Qabtay Laba Nin Oo Neef Bakhti Ah Qashay (Daawo)

hqdefault

Waxaa magaalada hargeysa ka dhacday dhacdo dad badan ka yaabisay kadib marki la arkay labo nin oo qashay Neef lo’ oo dhex yaalay Dooxada Hargeysa.

Read More »

Dowladda Britain oo soo saartay Amar ku wajahan diyaaradaha uga imaanaya 8-Dal oo Muslim ah

1-39

Dowladda Britain ayaa ku dhawaaqday tallaabo lagu mamnuucayo in diyaaradaha lala raaaco qalabka elektorooniga ah. Diyaaradaha tallaabadaasi ay saameyneyso waa kuwa dullimaadyada tooska ah ku taga UK ee ka baxaya dalal Muslim ah ay kamid yihiin dalalka Turkigaa, Lubnaan, Urdun, Masar, Tunisiyaa iyo Sucuudiga. Waxaa diyaaradaha dalalkaasi ka baxa ee aada UK laga mamnuucay in lala raaco, Laptop-yada, Tablet-ka, iyo ...

Read More »

Soomaaliya oo ka mid noqotay shanta dal ee qaarada Africa ugu horeeya dhinaca farxada

qosolka-gabdhaha-kacsandffffffffffffffffffffffffffffffff

Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda. Waxaa sidoo kale shantaasi dal ka mid ah Algeria, Mauritius, Libya iyo Morocco, oo loo aqoosaday in ay ka mid yihiin dalalka dadkooda ay dhinaca farxada ugu horeeyaan. Baarayaasha diyaariyay warbixintan ayaa waxaa ay darseen 155 ...

Read More »