Fanka & Suugaanta

Fanaanada Hodan C/raxmaan oo maalinta Jimcaha bandhig faneed ku qabanaysa Garoonka Conis ee Magaalada Muqdisho

timthumb (5)

Fannaaniin ay ka mid tahay Hodan C/raxmaan Cismaan, ayaa waxaa maalinta Jimcaha lagu wadaa in bandhig faneed ay ku qabtaan Garoonka Kubadda Cagta Stadium Banadir (Conis) Ee Magaalada Muqdisho. Barnaamijkan, ayaa waxaa hal kudhig looga dhigay (Dib u Dhiska Golaha Murtida & Madadaalada Qaranka “National Theatre” iyo Daryeelka Fannaaniinta). Waxaana qiimaha lagu daawan doono laga dhigay mid aad u hooseeya ...

Read More »

Hees qiiro xambaarsan oo laga sameeyay Ururka Al Shabaab (Daawo Video)

qeyladhaan

Aboota Gowrac ama Ayeeyo Gowrac waa hees cusub oo ka dhan ah Ururka Al Shabaab, oo loo arko mid halis ku ah horu-socodka dalka iyo dadka Soomaaliyeedba. Miraha heesta waxaa sameeyay Abwaan Maxamed Xuseen (Awliyo Dadweyne), laxankii Jooqle Shire Jaamac (Ciyaar Jecel), waxaana muusikada u garaacay Mustaf Dafle. Aboota Gowrac waxaa ku luqeynaaya hobolada kala ah Xuseen Shire Jaamac (Ciyaar ...

Read More »

DAAWO: Abwaan Fanaan Xuseen Shire Jaamac oo isagoo careysan Muuqaalo Dheero gelin ah soo duubay

xuseen-shire-jaamac-ciyaar-cele

Fanaanka kooxda Qeylo Dhaan ahna abwaan Xuseen Shire Jaamac ayaa si kulul markiisa kaga hadlay dhulka dowlada Kenya ay dooneyso iney ka xoogto dalka Soomaaliya. Xuseen Shire Jaamac, ayaa sheegay in dalka Soomaaliya la doonayo in maamulkiisa lagu wareejiyo dowlada deriska la ah dalka Soomaaliya sida Kenya iyo Ethiopia. Wuxuu si weyn usoo dhaweeyay hadalkii kasoo yeeray Abwaan Sangub.

Read More »

DAAWO SAWIR Micno Badan Abuuray Runtana ka sheegay Dhaqanka Soomaalida

DUKAANKA_CALAMADA

Micnaha sawirka ayaa ka tarjumaya sida loo kala qeybiyay dalka Soomaaliya oo lahaa kaliya hal calan oo caalamka ka dhex muuqda, iyo sida hadda loogu sameynayo maamul goboleedyo qabiil ku saleysan oo mid walbaba uu leeyahay calan u gaar ah, inkastoo calanka Soomaaliya uu yahay midka koowaad. Sawir sameeyaha Amin Caamir ayaa soo saaray sawir uu ku cabirayo sida loo ...

Read More »

Caburinta Wariyeyaasha Cawil Daahir & Cabdulaahi Xirsi By Laki Xaaji Waceys

Caburinta-Wariyeyaasha-Cawil-Daahir-Cabdulaahi-Xirsi-by-Laki-Xaaji-Waceys-300x180

Read More »

SABA WAA TALYAANI KU DHALATAY MUQDISHO QAADAYNA HEES HOOYINKA XUSUUS KUREEBTAY

saba-waa-Talyaani-ku-dhalatay-Muqdisho-300x180

Read More »