Fanka & Suugaanta

Fannaanad ka tirsaneyd Hobolada Waaberi oo caawa ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

timthumb (5)

Allaha u naxariistee waxaa caawa Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Fannaanadda Marwo Cabdi Axmed oo ka mid ahayd Hoboladii Qaranka ee Waaberi. Fannaanadda oo laba cisho ka hor uu xanuun ku yimid, ayaa Maqribnimadii caawa ugu geeriyootay xaafadda Ex Fiyoore ee Degmada Wardhiigley, xilli sida la sheegay ay xaaladeedu u muuqatay mid ka soo reynaysay. Agaasimaha Hobolada Waaberi, Maxamed Xasan Barrow, ...

Read More »

DAAWO: Farxiya Kabayare iyo Ali Dhaanto oo soo saarey Dhaanto Cusub oo dad badan soo jiidatay

Cali-dhanto-150x150

Halkaan hoose waxaan idinkugu soo gudbineynaa dhaanto Cusub taasoo maanta soo baxdey ayna ku wada luuqeynayaan fanaaniinta Farxiya Kabayare iyo Ali Dhaanto. Heestan ayaa loogu magac darey INDHEER GARAD, waana markii ugu horeysay ee Kabayare iyo Dhaanto ay isla qaadaan hees.

Read More »

Daawo muuqaalka: Fanaaniinta iska heesa oo fanka waxba kaa aqoon lafaha laga…

maxresdefault

Read More »

Daawo muuqaalka: Fanaanka Farax Murtile oo Hees layaab leh Soo qaday ka dib markii uu..

hqdefault

Read More »

Daawo muuqaalka: Fanaanka cabdi abiib oo hees cajiib ah soo qaday ka….

download

Read More »

Daawo muuqaalka: Fanaanka Cali Najiib oo ka mid ah Boqorada Codka ayaa soo…

download

Read More »