Fanka & Suugaanta

Hobolka Shay Mire Dacar oo galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa

timthumb

Hobolka codka macaan ee Shay Mire Dacar, ayaa waxaa uu galabta ku geeriyooday Magaalada Hargeysa, ka dib muddooyinkii ugu dambeysay oo Magaalada Hargeysa uu ku xanuunsanaayay. Shay Mire Dacar, ayaa 3-dii galabnimo ku geeriyooday hoygiisa oo ku yaala xaafadda boqol iyo kontonka, sida uu xaqiijiyay walaalkii Caabi Mire Dacar. “Allaha u naxariisto walaal waa uu geeriyooday Shay Mire Dacar. 3-dii ...

Read More »

Daawo: Maxaa ka jira Guurka Xuseen Shire iyo Xaawa Kiin?

Xuseen-150x150

Fanaanka Xuseen Shire Cayaar Jecel ayaa ka hadlay warar maalmahan lagu faafinayey baraha bulshada oo ku saabsan inuu guursaday fanaanadda Xaawo Kiin. Xuseen Shire ayaa shaaca ka qaaday in muuqaallo lagu faafiyey facebook laga soo gooyey filim dhowaan soo baxaya oo ay asaga iyo Xaawo Kiin ku jilayaan aroos. Sidaa darteed ayuu sheegay Xuseen Shire inaanay waxba ka jirin inuu ...

Read More »

Daawo Muuqaalka:Fanaanka Farxaan Xidiga Xabsiga waxaa loo dhigay xamar maxaad u tagtay yaasa kuu…

FARXAAN-XIDIG

Fanaanka Soomaaliyeed ee Farxaan Xidig ayaa maalmihii ugu danbeeyay ku xidhnaa magaalada Hargeisa, waxaana Fanaanka sababta lagu Xidhay lagu sheegay inuu Tago Muqdisho iyo sidoo kale inuu kasoo Horjeedo Fikerka Gooni goosadka ah ee maamulka Somaliland. Siyaasi Ciise oo Ka hadlay Xadhiga Farxaan Xidig ayaa wuxuu sheegay inuu yahay baadil iyo dulmi aan geed logu soo gaban, Wuxuuna Sidoo kale ...

Read More »

Daawo Muuqaal: Majaajiliiste Jawaan oo sheegay inuu noolyahay & waxa dhacay

Jawaan

Majaajilaystaha caanka ah ee Jawaan ayaa muuqaal laga soo duubay ku sheegay in uu Caafimaad qabo uuna noolyahay kadib markii baraha bulshadu ku xidhiidho lagu faafiyay inuu dhintay.

Read More »

Daawo Video:- Fanaanka Maxamed BK oo sheegay in laga saaray kooxda Xidigaha Geeska & Sababta oo dadka ka yaabisay

BK

Waxaan halkan idiin ku soo gudbinaynaa muuqaal kooban oo Fanaanka Maxamed BK sir badan ku faafiyay khilaafka kala dhex galay kooxda uu kamidka ahaa ee Xidigaha Geeska, isaga oo sheegay in laga saaray kooxda iyo sababihii looga saaray.

Read More »

Daawo Muuqaalka: Qaali ladan oo Amaan aan Horay loo arag Kala Dul dhaday dhalinta somaliyeed…

Qaali-ladan-Aabe

Daawo Muuqaalka Fanaanada Qaali Ladan oo amaan kala Dul dhacday Wiilasha Soomaaliyeed, Heestaan ayaa Waxaa Tageero xoogan ku Helay Dhalin yaro aad u Farabadan misane Dooneeysa in ay Helaan Guur wanaagsan iyo mid ay ku waraan, Ka dib amrkii… Dowlada ay Bur burtay loo soohayaaman Qurbaha ayaa waxaa dhacday in dhalinta Ragga iyo Dumarka ay Guursadaan ajaanib kale Hadaba Qaali ...

Read More »