Fanka & Suugaanta

Jilaa Caan Ka Ahaa Aflaanta Hindiga oo geeriyooday (Akhri Magaciisa)

om-puri-1

Jilaaga caanka ah ee u dhashay Hindiya, Om Puri, oo aflaantiisa ugu caansan uu ka mid ahaa East is East, ayaa dhintay, sida mid ka mid ah qoyskiisa uu u sheegay BBC-da. Jilaaga waxaa ku dhacay wadna xanuun Jimcihii, waxaana la dhigay gurigiisa oo ku yaalla Mumbia, sida wararka ay sheegayaan. Om Puri, oo jilay aflaan caalami ah iyo kuwa ...

Read More »

Jilaa Caan ahaa oo xalay ku geeriyooday magaalada Muqdisho

maxresdefault

Allaha u naxariistee waxaa xalay magaalada Muqdisho ku geeriyooday Abwaan Cabdi Maxamuud Jacaf oo sidoo kale ahaa Jilaa si weyn looga yaqaanay gayiga Soomaaliya. Ehelada Marxuunka ayaa sheegay in uu u geeriyooday xanuuno mudooyinkan dambe ku hayay magaalada Muqdisho, waxaana manta lagu wadaa in lagu aaso qabuuro kuyaala magaalada Muqdisho. Abwaan Jacaf ayaa kamid ahaa Jilaayaasha iyo Abwaanada sida weyn ...

Read More »

DEG DEG:Abwaan Caan ah oo Ku Geeriyooday Magaalada Hargeysa+Magaciisa….

hqdefault

Allaha u naxariistee waxaa Maanta Magaalada Hargeysa ee Caasimadda Somaliland ku dhintay Abwaan Maxamed Jaamac Keyd oo kamid ahaa Abwaanada Soomaaliyeed ee Dalka sida weyn looga yaqaano. Abwaan Keyd ayaa u dhintay Xanuun Mudooyinkii danbe uu la jiifay sida ay noo xaqiijiyeen Ehelkiisa. Wasiirka Warfaafinta Xukumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo Maareeyaha Tiyaatarka Qaranka Cabdi Dhuux Yuusuf ayaa Tacsi ...

Read More »

Mid ka mid ah ah Jilayaashii ugu caansanaa Riwaayadaha Banaadiriga oo geeriyooday

jiim

Waxaa maanta magaalada Kambala ee wadanka Ugandha ku geeriyooday ALLAHA u naxariistee Marxuum C/salaan Yuusuf Jiimi oo ka mid ahaa jilayaasha ku caan baxay Riwaayadaha Banaadiriga. Marxuumka ayaa u geeriyooday xanuuno mudooyinkan soo wajahay sida ay sheegeen xubno ka tirsan eheladiisa oo xaqiijiyey geeridiisa. Wararka ayaa sheegaya in marxuum C/salaan Jiimi uu Kambala u joogay safar uu uga ambabixi lahaa ...

Read More »

Daawo: Fanaanada Caanka ah Ee Hibo Nuura oo ka shekeynaya Qisooyin ku dhacay Yaranteedi…

hiba

Fanaanada Caanka ah Hiba Nuur oo ka Mid ah Faanintii Hore  ayaa si Toos ah waxa ay kaga shekeyneysa dhacdooyin Xanun  badan oo Yaraanteedi soo maray  Fanaanada ayaa xili la wareysanayay ka shekeysay dhamaan Dhibaatooyinkaasi ayada Gaarka u ahaa

Read More »

Abwaan Dhuux: Abwaan Sangub ma dhiman, waana fiican yahay

timthumb

Abwaan Xersi Dhuux Maxamed Wehliye oo ka mid ah Abwaanada degan Magaalada Muqdisho, ayaa si adag u beeniyay inuu geeriyooday Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise (Sangub). Tani waxay ka dambeysay markii barraha bulshada lagu baahiyay in uu geeriyooday Abwaanka wayn ee Somaliyeed, ee Abwaan Maxamuud C/laahi Ciise, oo maalmahaanba ku xanuunsanaayay Magaalada Muqdisho. Abwaan Xersi Dhuux Maxamed, ayaa yiri “Qofka, qof ...

Read More »