Fanka & Suugaanta

Daawo Muuqaal :Nimcaan Hilaac oo Wacdaro ka dhigay Degmada Dayniile iyo Wadaniyada uu soo bandhigay !!

hqdefault

Fanaanka da´da yar ee maalmahaan dambe loogu jecel yahay gudaha dalka Soomaaliya , Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan Hilaac ayaa wacdaro ka dhigay degmada Dayniile . Al Fanaan Nimcaan Hilaac oo wadani weyn isku badalay ayaa waxa uu ka hor heesay madaxdii Dowlada Somalia kuwoodii booqday degmada Dayniile wuxuuna ku dhawaaqay erayo dad badan soo jiitay sida ” Heeybad waxaa ku leedahay ...

Read More »

Daawo Muuqaal :Wiil African ah oo Shacabka South Korea uga Yaabsaday Hees Calaacal ah iyo Sida uu Afkooda u bartay

hqdefault

Wiil ka soo jeeda Qaarada africa oo wax barasho u yimid dalka South Korea ayaa waxa uu isku badalay Fanaan cod macaan oo gudaha dalkaas si weyn looga jeclaaday . Wiilkaan Madawga ah ayaa maalmahaan dambe qabsaday Telefishinada iyo Warbaahinta Koonfurta Kuuriya kaas oo si aad ah u bartay Luuqada adag ee Korean-ka wuxuuna iminka soo saaray Album cusub oo ...

Read More »

Fanaanad Caan ah oo ku xanuunsaneysa Muqdisho iyo Wasiirad gurigeeda ku booqatay

Baxsan

Magaalada Muqdisho waxaa mudooyinkii ugu dambeeyay ku xanuunsaneysa Fanaanada caanka ah Zeynab Xaaji Cali Siigaale “Baxsan” oo kamid aheed hoobaladii uu lahaa Qaranka Soomaaliya. Fanaanada Zeynab Baxsan ayaa lagu soo waramayaa in ay xaaladeeda caafimaad aad u liidato, waxa ayna ku xanuunsaneysaa gurigeeda oo kuyaala magaalada Muqdisho sida ay eheladeeda ku warameen. Wasiirada isboortiga iyo dhalinyarada Xildhibaan Khadija Maxamed Diiriye ...

Read More »

Daawo Muuqaal :Nimcaan Hilaac oo Hees Qabyaalad Diid ah ku Karbaashay kooxda Xiddigaha Geeska !!

hqdefault (1)

Fanaanka Soomaaliyeed ee Nimcaan Cabdiraxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac) ayaa soo qaaday Hees cusub oo Karbaash ah taas oo jawaab u ah ama ku socota kooxdii uu ka tirsanaa ee Xiddigaha Geeska . Al Fanaan Nimcaan Hilaac ayaa la dar daarmay asxaabtiisa kooxda Xiddigaha Geeska , kuwaas oo uu qaarkood kala taliyay inay joojiyaan Qabyaalada qaawan oo ay wadaan . Kooxda ...

Read More »

Nimcaan Hilaac oo ganaax lacageed lagu siidaayay

NIMCAN

Maxakamadda ku taalla xaafada Deeym ee magaalada Khartuum ayaa sii daysay fanaanka dhallinyarada ah ee Nimcaan Hillaac ka dib markii uu bixiyey lacag ilaa 1100 dollar ah oo lagu ganaaxay. Nimcaan Hilaac oo lagu eedeeyey inuu baal maray cashuur bixinta dowladdu xaq ugu leedahay dadka munaasabadaha ku qabsada Sudan ayey ciidamo Boolis ahi xalay ka soo qabteen hoolka Jafaani oo ...

Read More »

Nimcaan Hilaac oo xalay lagu xiray Caasimadda Sudan

Nimcaan-Hilaac-100x75

Fannaanka Nimcaan C/raxmaan Xasan (Nimcaan Hilaac), ayaa waxaa caweysnimadii xalay lagu xiray Magaalada Khartoum ee Xarunta Wadanka Sudan. Fannaanka oo toddobaadkii hore gaaray Magaalada Khartoum, ayaa waxaa xalay laga dhex qabtay hawlka Jafinani, xilli uu ku qabanaayay bandhig faneed. Waxaa soo baxaya warar sheegaya in kooxdii soo qaban qaabisay bandhig faneedkan, ay maamulka u sheegtay in aroos ay ku qabanayaan ...

Read More »