Author Archives: samira

Khayre oo caawa hortagey Guddiga Difaaca Baarlamaanka (SAWIRRO)

shir1

Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda, Xasan Cali Khayre, ayaa caawa hortagey Guddiyada Difaaca & Ammaanka ee Baarlamaanka Somaliya, oo xilligan uu shir uga soconayo Xarunta Guddoonka Baarlamaanka ee Villa Hargeisa. Shirkan, ayaa waxaa shir guddoominaya Kusimaha Madaxweynaha Somaliya ahna Gudoomiyaha Golaha Shacabka, Prof. Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari, oo uu shirka ku wehlinayo Kuxigeenkiisa 1-aad. Ra’iisal Wasaaraha Somaliya, ayaa waxaa su’aalo laga weydiinaya ...

Read More »

Baydhabo : Xasaaska Al-shabaab oo lagu wargaliyay in ay is diiwangliyaan

baydhabo-Janaay

Taliska ciidamada booliiska maamulka K/galbeed ayaa markii ugu horeysay ugu baaqay xasaaska saraakiisha iyo dagaalamayaasha ka tirsan Al-shabaab in ay isa soo diiwaan-galiyaan. Taliyaha ciidamada booliiska maamulka K/galbeed Mahad C/raxmaan Aadan oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in lagu wargaliyay xasaaska Al-shabaab in ay is diiwaangaliyaan arintaa oo sida uu hadalka u dhigay qeyb ka ah sugida amniga. ‘’Baydbabo lama ...

Read More »

SAWIRRO: Qaraxyada lagu qabtay Boosaaso iyo raggii watay

Boosaso-4

Taliska qaybta Booliska gobolka Bari, ayaa maanta soo bandhigay rag la sheegay inay katirsan yihiin ururka Al Shabaab oo xalay lagu qabtay gudaha magaalada Boosaaso iyagoo siday qarax lasoo diyaariyay oo lala damacsanaa in illaa saddex goobood lagu weeraro. Taliyaha qaybta Booliska Gobolka Bari, Gaashaanle sare Cabdixakiim Yuusuf Xuseen oo la hadlay Warbaahinta, ayaa sheegay in qabashada qaraxa iyo raggan ...

Read More »

Odayaashii ku xirnaa Baledweyne oo qaarkood la sii daayay

Baledweyne-300x194

Qaar ka mid ah Odayaashii Dhaqanka ee Axadii lagu xiray Magaalada Baledweyne, ayaa waxaa maanta xabsiga laga sii daayay toddobo ka mid ah. Odayaasha la xiray oo hal beel ka soo wada jeeda, ayaa tiradoodu guud waxaa lagu sheegay 12 xubnood, iyadoo ay hadda xabsiga baaqi ku yihiin shan ka mid ah. Nabadoon Islow Rooble oo ka mid ah Odayaasha ...

Read More »

Daawo Muuqaal :Wiil Soomaaliyeed oo Dabaq Dheer iska soo tuuray ka dib markii loo diiday sharciga dalka…

hqdefault

Wiil Soomaaliyeed ayaa nafta is dhaafia kadib markii ay ku adkaatay nolasha dalka Talyaaniga kaas oo iska soo tuuray Dabaq Sadex biyaano ah . Wiilkaan oo ku dhintay magaalada Florenza ee dalka Talyaaniga ayaa in mudo ah ku noolaa gudaha dalka Talyaaniga , wuxuuna ka bixi waayay dalka Talyaaniga oo faro ka yaaleen kaas oo ka quustay inuu tago ama ...

Read More »

Haweeneyda ugu dheer iyo mida ugu gaaban caalamka oo ka qeyb galay Aftidii Turkiga (Daawo Sawirro)

maf6

Arrimo badan oo cajiib ah oo dadku ay aad ula yaabeen ayaa lagu arkay Aftidii dastuurka ee dalka Turkiga ka dhacday dhowaan, waxaana ka mid ahaa in haweenaydii ugu gaabneyd dunida iyo tii ugu dheerayd ay ka qeyb galay aftidaas. Romeads Gladie oo noqotay haweenaydii dunida ugu dheerayd oo dhererkeedu gaarayo (2 mitir iyo 13 sm) ayaa codkeeda ka dhiibatay ...

Read More »